Ciidamada Isra’iil oo toogasho ku dilay ilmo 2 sano jir ah, aabihisna dhaawacay (Sawirro)

Wiil 3 sano jir ah oo Falastiini ah oo ay ciidamada Israa’iil ku toogteen dhulka la haysto ee Daanta Galbeed todobaadkii hore ayaa u dhintay dhaawacii soo gaaray, sida ay sheegeen saraakiisha isbitaalka Israel Isniintii. Mohammed al-Tamimi ayaa madaxa laga toogtay khamiistii lasoo dhaafay meel u dhow tuulada uu ku nool yahay ee Nebi Saleh … Continue reading Ciidamada Isra’iil oo toogasho ku dilay ilmo 2 sano jir ah, aabihisna dhaawacay (Sawirro)